Madaxweyne Farmaajo oo saacadaha soo socda jeedinaya khudbad xasaasi ah

Kalfadhigii Afraad ee Golaha shaca1bka Qaranka ayaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo magaalada Muqdisho, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ii si rasmi ah u furayo sida uu qabo Dastuurka Soomaaliya. Kulankan waxaa ka qeyb galaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, dhammaan xubnaha Baarlamaanka iyo xubno ka socda Beesha Caalamka. Sidoo … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo saacadaha soo socda jeedinaya khudbad xasaasi ah